1. Dalka: aniga, xisbigayga, qoomkayga, xigtadayda.
2. Caddaaladda caalamigaa: waa eex.
3. Argagixisada: mucaaradka.
4. Doorashooyinka: sii joogista xukunka.
5. nabadda: baabi'inta mucaaradka iyo fikirkada suuban.
6. Beesha caalamka: wadamada qaniga ah lacag ha i siiyaan.
Intaas iyo in kaloo badan ayaa ka jirta siyaasada soomaaliya, Dad baahan iyo hogaamiyaal maanka ka gaajaysan isma sidi karaan!









No comments: