test

Safarkii Guuleystay

Safarkii aan ku tagay khaarada Asia wuxuu aha cajiib wax badan oo nolosha ah ban kuso bartay aadna i anfacay maanta, waxay ahed nolol dhan kasta iskugu jirta waxbarasho, qibrado cusub, dhaqano aana horey u maqal oo an kuso soo arkay, waayo aragnimo wanaagsan iyo guud ahan fahanka guud ee nolosha khaaradas gaar ahaan Bangladesh.

Waa meel runtii ku dayasho leh oo ku haboon in dadyowga afrika ay wax badan ka bartaan gaar ahan ka shaqaynta asaasadka nolosha oo inta badan ka maqan khaarada madow sida waxbarasho tayo leh, Caafimadka iyo dowladnimada casrigaa iwm.

Waxaana ilaawi karin oo mahad gaara u jeedinaya macalimintii wax iso baray dhamaantod heerki koowaad ee jamacadda iyo kii labaad oo aan runtii ka helay aqoon aad u sareysa. Sido kale waxaana ilaaween saaxibadaydi waxbarashada oo an sifiican uso wada shaqaynay xiliyo aad u adkaa.

Nimaan dhul marin dhaayo maleh!

No comments:

Haddi hoggaanku sax yahay, shacabka ayaa jid sax ah mari doona. Dal aan hoggaan mideysan lahayn, wuxuu noqonayaa mid jahwareer ku jiro.

  Qaran kasta wuxuu horumar gaaraa marka madaxdiisu isla jaanqaadaan, wada shaqeeyaan, oo ay hal jiho wada raacaan.   Haddii madaxda sare si...

Powered by Blogger.