Garsoorka dalka ma magac ahan unbey u jiraan may wax ka qabtaan muusibadan jogtadaa mise qaran uma adeegane mushaarkooday fiirsadaan!
Garsoor waa gacmaha iyo dhidibada cadaaladda ama dawladnimda hadaanuu garsoor jirin cadaaladi ma jirto.
Wiilka soomaaliyed ee waxbartay ee dalkiisi hooyo fursad shaqo ka wayay ee bajaaj iibsaday uguna xamalaya rerkiisa ma mudna in nin qori bilash kuso helay inu sidaa sahalka nafta u dhaafiyo.
waxaa indha beelaya gabalku u dhacayaa waa hooyo soomaaliyed, xaaskii iyo caruurtisi iyo dhamaan ehelkii oo ay muhiim u ahayeen wiilasha dhamanaya dharaar kasta.
W/Q Mohammad Kafi.










No comments: